Home Wararka Ciyaaraha Daafaca Barcelona Alonso oo fariin u diray Kooxda Manchester United

Daafaca Barcelona Alonso oo fariin u diray Kooxda Manchester United

0

Daafaca bidix ee Barcelona Marcos Alonso ayaan wax rabitaan ah u qabin inuu ka tago kooxda ka dhisan La Liga xagaagan.

Daafaca ruug cadaaga ah ee reer Spain, oo hadda 32 jir ah, ayaa xagaagan lala xiriirinayay Manchester United .

Si kastaba ha ahaatee, Marca ee Spain ayaa soo bandhigtay in Alonso uu u heellan yahay Barca ololahan.

Inkastoo United la sheegay in ay u soo bandhigtay heshiis labo sano ah, Alonso waa uu diiday dalabkaas.

United ayaa ku jirta xaalad waali ah oo ay isku dayayso in ay hesho daafac bidix ka hor inta uuna xidhmin suuqa kala iibsiga.

Luke Shaw iyo Tyrell Malacia labaduba waa dhaawac muddo dheer ah, halka Alvaro Fernandez uusan diyaar u ahayn tababare Erk ten Hag.

Previous articleDagaalka Suuqa oo Dhexmaraya Manchester United iyo Liverpool oo ku aadan  Exequiel Palacio
Next articleLiverpool oo xiriir la sameysay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Crystal Palace Cheick Doucoure

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here