Daafaca bidix ee Anderlecht Xidiga Sergio Gomez oo xiiso ka helaya Man City

Daafaca bidix ee Anderlecht Sergio Gomez ayaa xiiso ka helaya kooxda Manchester City .

The Athletic ayaa ku warameysa in City ay bartilmaameedsaneyso Gomez ayna rajeynayaan inay 21 jirkaan u qortaan kooxda

Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa la rumeysan yahay inay si weyn u soo indha indheysay oo ay u arkaan ciyaaryahan awood badan leh.

Iyadoo kooxdu ay aad u xiiseyneyso, hadana xiisahooda kuma xirna baacsiga joogtada ah ee ay ku doonayaan daafaca bidix ee kooxda koowaad.

Gomez ayaa ku biiri doona kooxda horumarinta halka City ay sii wadi doonto raadinta daafac khibrad leh.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*