
Daafaca Brighton Marc Cucurella ayaa iska diiday dalabkii Manchester City ee suuqa kala iibsiga.
City ayaa si aad ah u adeeganeysa waxa ay Erling Haaland ku qateen 51 milyan ginni ka hor inta aysan heshiis 45 milyan ginni ah kula soo wareegin Kalvin Phillips .
khabiirka suuqa kala iibsiga ee Talyaaniga Fabrizio Romano wuxuu sheegay in Cucurella uu yahay bartilmaameedka mudnaanta leh ee City.
Daafacii hore ee Barcelona B waxaa doonaya maamulaha City Pep Guardiola iyadoo Oleks Zinchenko la filayo inuu u dhaqaaqo xagaagan.
Be the first to comment