Dacwad Dhex taalla Xidiga Vinicius Jr iyo Shirkada NIKE ” Xidigan oo Qiyaano lagu Sameeyay

Vinicius Jr iyo Shirkada soo saarta Agabka Ciyaaraha waxaa u dhaxeeya Heshiis uu sanadkii ku qaadanayo 7 Milyan oo Ginni.

Heshiiska waxaa qeyb ka ah inuu Xirto kabaha Shirkada NIKE marka uu ku jiro Garoomada Caalamka lakin taasi waxaa ka timid Qayaano.

Sida uu xidigan sheegayo Shirkada ayaa ku qayaantay kabo duug ah taasi oo sabab u noqotay inuu Dacwad ka gudbiyo shirkada.

Vinicius Jr ayaa doonaya in Dacwada ay noqoto mid lagu joojiyo heshiiska uu kula jiro shirkada weyn ee NIKE.

NIKE ayaa dhankeeda dooneysa inay difaac isku sameyso isla markana sii wadato heshiiska xidigan oo dhacaya 2028.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*