Da’yarka Arsenal ee Lokonga oo dhiirigelin ka helay De Bruyne, Lukaku

Da’yarka Arsenal Albert Sambi Lokonga ayaa si fiican uga soo muuqan doona Premier League sida dhiggiisa Belgium Kevin De Bruyne iyo Romelu Lukaku .

Labada ciyaaryahan ee Belgian ayaa labadooduba waqti ku qaadatay inay la qabsadaan Prem, laakiin hadda waa labada xiddig ee ugu waa weyn horyaalka.

Waxana la mid noqon doona Lokonga, aida ay sheegeen walaalkiis iyo wakiilka xidiga Paul-José M’Poku

Waxa uu u sheegay RTBF : “Ciyaartoyda kale sida Kevin De Bruyne ama Romelu Lukaku waxa ay sidoo kale wakhti ku qaateen in ay la qabsadaan horyaalka England Premier League .

“Farqiga u dhexeeya horyaalka Belgian waa mid weyn, Arsenal -na ma ahan koox ku jirta miiska kala sareynta”.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*