Home Warar Ciyaaraha Maanta Dhaawacyada oo ku sii badanaya Real Madrid fasaxa xulalka iyada oo...

Dhaawacyada oo ku sii badanaya Real Madrid fasaxa xulalka iyada oo uu ka dhaawacmay xiddig.

0
FILE PHOTO: Soccer Football - LaLiga - Osasuna v Real Madrid - El Sadar Stadium, Pamplona, Spain - March 16, 2024 Real Madrid's Vinicius Junior celebrates scoring their fourth goal REUTERS/Vincent West/File Photo

Dhaawacyada ayaa ku sii badanaya kooxda Real Madrid fasaxa xulalka iyada oo uu ka dhaawacmay xiddig.

Real Madrid ayaa kulamo waaweyn ciyaari doonta kadib fasaxa xulalka kana mid yihiin champions League iyo horyaalka La Liga.

Los Blancos waxa ka dhaawacmay xiddiga reer France ee Ferland Mendy iyo Aurélien Tchouaméni kuwaas oo ku dhaawacmay waajibaadka xulkooda.

Eder Militao ayaa lagu qasbay inuu ka tago xerada xulka qaranka Brazil ka dib markii uu ku dhaawacmay tababarka xulkiisa.

Wargayska ayaa sheegaya in xiddiga reer Brazil uu dhaawac go’niin ah ka soo gaadhay muruqa lugta midig.

Xiddiga Militao ayaa ku soo laabtay Real Madrid si uu u qaato daawayn ku saabsan dhaawaca.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here