Home Horyaalka Spain Endrick oo loo Xirtay Nummer Musiibo ku noqday Xidigaha soo maray Kooxda

Endrick oo loo Xirtay Nummer Musiibo ku noqday Xidigaha soo maray Kooxda

0

Tobankii sano ee la soo dhaafay lix ciyaaryahan ayaa Los Blancos u xirtay maaliyadda lambarka 16-aad, balse waxaa jiray guulo kooban oo ay gaareen.

Tobankii sano ee la soo dhaafay, ma jiro ciyaaryahan guul gaaray isoo xiran lambarkaas kooxda Isbaanishka ah.

Kaliya Mateo Kovačić ayaa loo arkaa inuu yahay xidiga kaliya ee ka badbaaday musiibada Nummerkan waxana hada kawaanka saaran Endrick.

Xidiagah soo maray Sanadihii ugu danbeeyay

James Rodríguez

Borja Mayoral

Luka Jović

Luka Jović

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here