England, Germany, Denmark iyo Wadamo kale oo iskaga Baxaya Xiriirka FIFA

iyadoo Khilaaf uu ka dhashay in Wadamo badan oo Yurub ah ay Calaamada Qowmu luudka ku xirtaan Dalka Qatar Waxaa hada wadamada Qaar ay ku dhawaaqeen Go’an Cusub.

Denmark ayaa noqday Dalkii ugu horeeyay ee maanta Sheega inuu ka baxayo Xidhiidhka FIFA kadib markii la diiday Codsigooda.

Madaxda Xiriirka ee Denmark u Qaabilsan FIFA ayaa warbaahinta la hadlay waxana uu hadalkiisa ku daray in Dalal Dhoor ah oo ay ku jiraan Germany, England iyo 55 Dal oo kale ay qorsheenayaan ka bixitaanka FIFA.

Denmarka ayaa dhanka kale sheegtay in Madaxda Xiriira ee Hada Infantino aysan u Codeendoonin Doorashada dhawaan la filayo inay dhacdo.

Kabtanada Wadamada Yurub Qaarkood ayaa loogu hanjabay in Jaalle la siinayo hadii ay xirtaan Calaamada Qowmuluudka ee OneLove.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*