Home Warar Ciyaaraha Maanta Enzo Maresca oo guul ku hogaamiyay kooxdiisa kulan ka tirsanaa premier League.

Enzo Maresca oo guul ku hogaamiyay kooxdiisa kulan ka tirsanaa premier League.

0

Tababaraha Kooxda chelsea ee Enzo Maresca ayaa guul ku hogaamiyay kooxdiisa kulan ka tirsanaa premier League.

Chelsea ayaa 3/0 ku xasuuqday kooxda West Ham kulan ka tirsanaa horyaalka premier Legaue.

Kadib guusha tababare Enzo Maresca ayaa bar-bareeyay rikoodh uu dhigay tababaraha Man City ee Pep Guardiola.

Tababare Enzo Maresca ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee badiyay 3-diisii kulan ee ugu horeeyay ee uu martida ahaa premier League tan ilaa Pep Guardiola oo sidaas sameeyay September 2016.

Sidoo kale chelsea ayaa badisay 5 kulan oo xidhiidh ah kulamada martida markii ugu horaysay tan ilaa December 2021 markaas oo uu Tuchel hogaaminayay kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here