Home Warar Ciyaaraha Maanta Enzo Maresca oo ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay West Ham.

Enzo Maresca oo ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay West Ham.

0

Tababaraha Kooxda chelse ee Enzo Maresca ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay West Ham.

Chelsea ayaa 3/0 ku garaacday kooxda West Ham kulan ka dhacay London Stadium kulan ka tirsanaa premier League.

“Waxa uu ahaa ciyaar fiican, natiijo fiican, in aan shabaqeena ilaashano waxa ay ahayd mid muhiim ah”ayuu Maresca yidhi.

“Waxa jira waxyaabo badan oo ay tahay in aan iska saxno laakiin waan fiicnayn kulanka”.

Maresca oo ka hadlaya booska ay chelsea kaga jirto horyaalka premier League ayaa yidhi”Dhincaha ayaa muhiim ah, laakiin wakhti xaadirkan waxa muhiim ah in aan horumar samayno”ayuu sii raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here