Home Horyaalka Ingiriiska Erik ten Hag oo ka hadlay go’ankiisa ku aadan Mustaqbalka Marcus Rashford

Erik ten Hag oo ka hadlay go’ankiisa ku aadan Mustaqbalka Marcus Rashford

0

Tababaraha Manchester United Erik ten Hag ayaa meesha ka saaray soo jeedinta ah in Marcus Rashford uu ka tagi karo Old Trafford ka hor dhamaadka suuqa kala iibsiga xagaaga.

Fiidnimadii Khamiista, wararka ayaa sheegayay in Paris Saint-Germain ay la xiriirtay kooxda si ay ugala hadasho suurtogalnimada u dhaqaaqida Paris ka hor dhamaadka dhamaadka.

Rashford walaalkii, Dwaine Rashford , ayaa la sheegay inuu la kulmay PSG usbuucii hore, iyadoo kooxda Faransiiska ay dooneysay inay keento weeraryahan cusub dhowrka toddobaad ee soo socda.

“Waxaan rabnaa in weeraryahan kale uu yimaado, iyadoo jadwal badan uu jiro, waxaan rabnaa imaatinka, kooxda waa shaqeyneysaa, waxaan si toos ah ula xiriirayaa Luis Campos ” ayuu yiri tababaraha PSG Christophe Galtier oo la hadlay saxaafada Khamiistii.

“Luis wuxuu si toos ah ula xiriiraa madaxweynaheena, waa inaanan sameynin wax qalad ah, xidigana waxa uu joogayaa kooxda ayuu yiri tabaraha man united oo dhankiisa hadlay.

Previous articleThomas Tuchel oo shaaca ka qaaday in Mateo Kovacic uu ciyaari Doono kulanka axada ee ay la ciyaarayaan Tottenham Hotspur .
Next articleXavi oo ka hadlay mustaqbalka Pierre-Emerick Aubameyang, iyo Frenkie de Jong ee suuqa kala iibsiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here