Home Warar Ciyaaraha Maanta Erik Ten Hag oo xaqiijiyay laba xiddig oo kooxdiisa ah oo dhaawac...

Erik Ten Hag oo xaqiijiyay laba xiddig oo kooxdiisa ah oo dhaawac ku seegi doona kulanka Liverpool premier League.

0

Tababaraha Kooxda Man United Erik Ten Hag ayaa xaqiijiyay laba xiddig oo kooxdiisa ah oo dhaawac ku seegi doona kulanka Liverpool premier League.

Kooxda Man United ayaa la ciyaari doonta kooxda Liverpool kulan ka tirsan premier Leageu.

Xiddigaha Mason Mount & Rasmus Hojlund Ayaa la xaqiijiyay in ay seegi doonaan kulanka Liverpool ee horyaalka premier League.

Labada xiddig ayaa muhiim ka ah Man United laakiin waxa ay ka maqnaan doonaan kulanka Liverpool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here