Erling Haaland oo magacaabay 7 weeraryahan ee isaga ka fiican, isagoo ka reebay Kylian Mbappe

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ayaa magacaabay 7 -da weeraryahan ee ka fiican isaga oo ka fiican isaga wakhti xaadirkan.

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa shaaca ka qaaday liiska 7 weeraryahan oo ugu fiican kuwaas oo uu dareemayo in ay isaga kaga fiican yihiin adduunka haatan.

Mashiinka goolasha Norway ayaa doorbidaya Robert Lewandowski, Cristiano Ronaldo, Pierre Emerick-Aubameyang, Timo Werner, Sergio Aguero, Roberto Firmino iyo Harry Kane.

Si kastaba ha ahaatee, wuxuu si naxdin leh uga tagay magacyo waa weyn sida Kylian Mbappe, Luis Suarez, Romelu Lukaku iyo Karim Benzema.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*