Falanqeyn ku saabsan Horyaalka Talyaaniga.

Waxaana halkaan idinkugu soo gudbineynaa sida loo kala hogaaminayo horyaalka Dalka Talyaaniga ee Seria A hadii ay noqon leheed kooxda hogaanka heysa xidiga hogaaminaya gooldhalinta iyo wiliba dhanka caawinta.

Sida Loo kala Sareeyo Seria A:

Kooxda hogaanka talyaaniga heysa waa kooxda Inter milan oo leh 59 dhibcood 25 kulan ay ciyaartay kooxda ku xigto waa Ac Milan oo heysta 56 dhibcood 26 kulan ay ciyaartay kooxda sedexaad waa Juventus oo leh 52 dhibcood 25 kulan ay ciyaartay kooxda afaraad waa kooxda Roma oo leh 50 dhibcood.

Qaabka loo kala horeeyo gooldhalinta:

1- Ronaldo oo Juventus ah 20 gool.

2- Lukaku oo inter ah 18 gool.

3- Muriel oo Atlanta ah 15 gool.

4- ibrahimovic Ac milan ah 14 gool.

5- Immobille oo Lazio ah 14 gool.

Kala sareeynta caawinta:

1- Calhanoglu oo Ac Milan ah 8 caawin

2- Makhitiryan oo Roma ah 8 caawin

3- morata oo Juventus 8 caawin

4- Lukaku oo inter ah 8 caawin

5- Mikankovic- Savic oo lazio ah7 Caawin

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*