Falanqeynta Kulanka Everton Vs Chelsea, Everton oo rikoor dhigi karta guul ay kulankan ka gaarto

Chelsea ayaa kulan adag waxa ay la leeyihiin Everton xilli kulankan u u diyaar buuxa u yahay Christian Pulisic balse Hakim Iyo Hudson kooxda todobaadyo ayay ka maqnaanyaan

Kulanka: Man United Vs Man City

Everton haddii kulankaan badiyaan waxa ay noqoneysaa markii ugu horeeysay oo sedex kulan xariir ah oo horyaalka ay garoonkooda ku garaacaan Chelsea tan iyo February sanadkii 2012-ka

Chelsea waxa ay shabaqooda ilaalsadeen 6 kulan oo qeyb ka ah 8-dii kulan ee ugu dmabeeyay horyaalka ee ay la kulmeen Everton

Everton waa ay badiyeen 7-da kulan ee ugu horeeya xilli ciyaareedkaan dhamaan tartamaada

Chelsea lagama badin 9 kulan oo horyaalka ah waana markii ugu dheereeysay dhacadaas.

Chelsea lagama badin dhamaan 9-ka kulan ee banaanka garoonkooda ku ciyaareen xilli ciyaareedkaan , Lix jeer waa ay badiyeen halka sedexna ay galeen.

Chelsea lagama badin 8 kulan oo hore oo horyaalka ah oo ay ka hor tageen tababarayaashii hore ee kooxdaas soo mara.

Haddii kulankaan Olivier Giroud uu shabaqa soo taabto waxa uu noqonayaa laacibkii labaad ee Chelsea taariikhda oo 7 kulan isku xigta shabaqa soo taabta waxaana uga horeeyay Mark Stein kaasi oo inta u dhaxeeysay December 1993 iyo February 1994.

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 8:30

Garoonka: Old Trafford

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*