FIFA Oo Soo Saartay 55-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Shaxda Ugu Fiican Adduunka Ee FIFA FIFPRO.

Xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa soo saaray xiddigaha u tartami doona shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2020 ee FIFA FIFPRO.

Magacaabista ayaa imanaysa kadib FIFA ka laabatay Joojinta Abaalmarinta “The Best” sabab la xidhiidha xanuunka Korona waxana la qaban doonaa xaflada 17 bishan haatan lagu jira.

Shaxda ayay u tartamayaan 55 xiddig oo ka kala tirsan kooxaha kala duwan ee adduunka kuwaas oo laga xulan doono 11-ka xiddig ee ugu fiican adduunka sanadka.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha u tartamaya shaxda

Goolhayayaasha:

  • Alisson Becker (Liverpool FC, Brazil)
  • Thibaut Courtois (Real Madrid, Belgium)
  • David de Gea (Manchester United, Spain)
  • Gianluigi Donnarumma (AC Milan, Italy)
  • Moraes Ederson (Manchester City, Brazil)
  • Hugo Lloris (Tottenham Hotspur, France)
  • Keylor Navas (Paris Saint-Germain, Costa Rica)
  • Manuel Neuer (FC Bayern Munich, Germany)
  • Jan Oblak (Atletico Madrid, Slovenia)
  • Marc-Andre ter Stegen (FC Barcelona, Germany)

Daafacyada:

  • David Alaba (FC Bayern Munich, Austria)
  • Jordi Alba (FC Barcelona, Spain)
  • Toby Alderweireld (Tottenham Hotspur, Belgium)
  • Trent Alexander-Arnold (Liverpool FC, England)
  • Dani Alves (Sao Paulo, Brazil)
  • Jerome Boateng (FC Bayern Munich, Germany)
  • Alphonso Davies (FC Bayern Munich, Canada)
  • Virgil van Dijk (Liverpool FC, The Netherlands)
  • Kalidou Koulibaly (SSC Napoli, Senegal)
  • Matthijs de Ligt (Juventus FC, The Netherlands)
  • Marcelo (Real Madrid, Brazil)
  • Sergio Ramos (Real Madrid, Spain)
  • Andrew Robertson (Liverpool FC, Scotland)
  • Thiago Silva (Chelsea, Brazil)
  • Raphael Varane (Real Madrid, France)

Khadka dhexe.

  • Thiago Alcantara (FC Bayern Munich, now Liverpool), Spain)
  • Dele Alli (Tottenham Hotspur, England)
  • Sergio Busquets (FC Barcelona, Spain)
  • Casemiro (Real Madrid, Brazil)
  • Philippe Coutinho (FC Bayern Munich, now FC Barcelona, Brazil)
  • Kevin De Bruyne (Manchester City, Belgium)
  • Bruno Fernandes (Manchester United, Portugal)
  • Leon Goretzka (FC Bayern Munich, Germany)
  • Jordan Henderson (Liverpool FC, England)
  • Frenkie de Jong (FC Barcelona, The Netherlands)
  • N’Golo Kante (Chelsea FC, France)
  • Toni Kroos (Real Madrid, Germany)
  • Joshua Kimmich (FC Bayern Munich, Germany)
  • Luka Modric (Real Madrid, Croatia)
  • Thomas Muller (FC Bayern Munich, Germany)

Weeraryahanada:

  • Sergio Aguero (Manchester City, Argentina)
  • Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal, Gabon)
  • Karim Benzema (Real Madrid, France)
  • Serge Gnabry (FC Bayern Munich, Germany)
  • Erling Haaland (Borussia Dortmund, Norway)
  • Zlatan Ibrahimovic (AC Milan, Sweden)
  • Harry Kane (Tottenham Hotspur, England)
  • Robert Lewandowski (FC Bayern Munich, Poland)
  • Sadio Mane (Liverpool FC, Senegal)
  • Kylian Mbappe (Paris Saint-Germain, France)
  • Lionel Messi (FC Barcelona, Argentina)
  • Neymar Junior (Paris Saint-Germain, Brazil)
  • Cristiano Ronaldo (Juventus, Portugal)
  • Mohamed Salah (Liverpool FC, Egypt)
  • Son Heungmin (Tottenham Hotspur, South Korea)

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Ciyaaro.com Warar Kooban oo Xiiso leh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*