Home Horyaalada Kale FIFA oo soo saartay xidigaha u tartamaya Abaalmarinta Xiddiga Sanadka Ee Fifa...

FIFA oo soo saartay xidigaha u tartamaya Abaalmarinta Xiddiga Sanadka Ee Fifa THE BEST

0

Hay’ada ugu sarreysa kubadda cagta caalamka ee FIFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska 11 ciyaaryaha oo ku tartami doona abaalmarita xiddiga sanadka ee 2020.

Si guud ahaaneed, FIFA ayaa ku dhawaaqday toddoba kamida abaalmarinaha ay bixin doonto iyo shaqsiyaadka ku tartami doona iyadoo ay kamid tahay doorka cida hananaysa abaalmarinta xiddiga sanadka ee ragga iyadoo dumarka qudhooda la shaaciyay.

Liiska Xiddigaha Ku Tartami Doona FIFA The Best 2020

Xiddiga ugu cad cad hanashada abaalmarintan ahaa ah mashiinka goolasha Bayern Munich ee Robert Lewandowski kaas oo ahaa ciyaaryahankii ugu goolasha badnaa xilli ciyaareedkii hore isla markaana dhammaan saddexleyda koobabka ah lasoo qaaday Bavaria

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here