Fikayo Tomori oo Fariin u diray kooxdiisa Ac Milan kadib barbarihii xalay.

Fikayo Tomori of AC Milan during the Coppa Italia match at Giuseppe Meazza, Milan. Picture date: 26th January 2021. Picture credit should read: Jonathan Moscrop/Sportimage PUBLICATIONxNOTxINxUK SPI-0860-0058

Fikayo Tomori ayaa ku qanciyay Milan inay ka badin laheyd Manchester United Tomori ayaa yiri ka dib markii ay barbaro 1-1 ah la galeen kooxda Man United lugta hore ee wareega 16ka Europa League.

Tomori oo ciyaarta kadib saxaafada la hadlay ayaa yiri:-Markaad ciyaareyso waxaa muhiim ah inaadan lumin dhibcaha waxaan dhalinay goolal taasna waa muhiim. Uma qalmin wax ka yar, waan badin karnaa ciyaarta.

Rossoneri ayaa martigelin doonta kooxda Man United kulanka ka dhici doono San Siro isbuuca soo socda waana lugta labaad ee koobka Europe Legaue.

 

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*