Home Warar Ciyaaraha Maanta France football oo soo saartay Liiska Goolhayayaasha u tartami doona Goolhayaha uu...

France football oo soo saartay Liiska Goolhayayaasha u tartami doona Goolhayaha uu fiican adduunka sanadka 2024.

0

Majalada France football ayaa soo saartay Liiska Goolhayayaasha u tartami doona Goolhayaha uu fiican adduunka sanadka 2024.

France Football ayaa soo saartay Goolhayayaashii wacdaraha dhigay sanadkan kuwaas oo lagu abaalmarin doono qaab ciyaareedkooda.

Goolhayayaasha u tartamaya abaalmarinta ayaa ah 5 Goolhaye kuwaas oo lagu soo xushay qaab ciyaareedkii ay soo bandhigeen.

Goolhayayaasha u tartamaya abaalmarinta ayaa midkood loo aqoonsan doonaa Goolhayaha ugu fiican adduunka.

Halkan Kaga bogo goolhayayaasha u tartamaya abaalmarinta.

  • David Raya (Arsenal)
  • Gianluigi Donnarumma (PSG)
  • Gregor Kobel (Borussia Dortmund)
  • Andrei Lunin (Real Madrid)
  • Mike Maignan (Ac Milan)
  • Emi Martinez (Aston Villa)
    Yann Sommer (Inter)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here