Home Warar Ciyaaraha Maanta France Football oo soo saartay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta Ballon...

France Football oo soo saartay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta Ballon d’Or 2024.

0

Majalada France Football ayaa soo saartay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta Ballon d’Or 2024.

Laakiin waxa Liiska 30-ka xiddig gabi ahaan ka maqan laba xiddi oo taariikh ka sameeyay.

Xiddigaha Messi iyo Ronaldo ayaa gabi ahaan ka maqan liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka.

Waa markii ugu horaysay oo muddo sanado ah labada xiddig laag dhex waayo xiddigaha u tartami doona abaalmarinta.

Markii ugu horaysay tan ilaa sanadkii 2003, xiddigaha Messi iyo Ronaldo ayaa ka maqan liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta.

Kooxda.com ayaa xuaysa in labada xiddig ka tageen horyaalada yurub iyada oo Mid ka ciyaaro horyaalka sucuudiga halka midka kale ka ciyaaro horyaalka America.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here