France Vs England: Isku Aadka Wareega 8aad oo Dhameystiran iyo Qaabka leesku Wajahayo Seme-finalka Koobka Adduunka

Photo/EveningStandard

Waxaa lasoo Afjaray isku aadka Wareega 16-ka iyadoo Xulka Portugal uu ahaa Xulka ugu danbeeyay ee u soo gudba dhanka Wareega 8aad ee Koobka Adduunka.

Maalinta Jimcaha ayaa la filayaa in uu bilowdo Wareega 8aad ee Koobka Adduunka iyadoo Xulal adag ay isku hor imaanayaan.

Xulka Croatia ayaa la ciyaaraya Xulka Brazil halka Holland ay la ciyaareyso Argentina, Sabtina waxaa la ciyaarayaa kulamo kale oo Wareega 8aad ah.

Hoose ka Akhriso Isku Aadka oo dhameystiran

Kulamada Jimcaha

Croatia vs Brazil

Netherlands vs Argentina

Kulamada Sabtida

Morocco vs Portugal

France vs England

Xiliga Semifinalka:

13ka Disember

Croatia/Brazil vs Netherlands/Argentina

14ka Disember

Morocco/Portugal vs France/England

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*