Home Warar Ciyaaraha Maanta Gary Neville oo Guuldaradii naxdinta Lahayd ee Manchester United Dusha Usaaray Casemiro

Gary Neville oo Guuldaradii naxdinta Lahayd ee Manchester United Dusha Usaaray Casemiro

0

Gary Neville ayaa aaminsan in Casemiro uu mas’uul ka ahaa guul daradii naxdinta lahayd ee Manchester United ka soo gaartay daqiiqadihii ugu dambeeyay ee Brighton.

Man United ayaa guuldaro 2/1 ah kala kulantay kooxda Brighton iyada oo United laga dhaliyay goolka guuldarada daqiiqadii 95-aad.

Red Devils ayaa la kulantay guuldaradii ugu horaysay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here