Gary Neville oo saadaal ka bixiyay xulka ku guuleysan doono Euro 2020.

Daafacii hore ee xulka England Gary Neville ayaa sheegay wadanka France ay yihiin kuwa ugu cad cad ee ku guuleysan Euro 2020 Neville wuxuu aaminsan yahay in xidigaha Didier Deschamps ay leeyihiin karti ay qaadaan koobka markii seddexaad.

Euro 2020 ayaa bilaabanaya caawa iyadoo wadanka Turkiga ay la ciyaarayaan Italy ciyaarta furitaanka Tartankan ayaa socon doona muddo bil ah, iyadoo finalka la ciyaari doono 11ka Luulyo gaar ahaan garoonka Wembley ee wadanka ingiriiska.

France waxay leedahay koox adag waxaana si weyn loogu tixgeliyaa inay yihiin kuwa ugu cadcad inay ku guuleystaan koobka ayuu yiri Daafacii hore ee Manchester United Gary Neville ayaa aaminsan in kooxda Deschamps ay leeyihiin dhamaan tayada loo baahan yahay si ay u sameeyaan socod qoto dheer sida uu u sheegay Wuxuu u sheegay Sky Sports.

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*