Napoli ayaa martigelisay Milan kulan ka tirsan Serie A-da habeenkii Axadda.
Zlatan Ibrahimovic , oo 39 jir ah, ayaa markale udub dhexaad u ahaa kulanka, isagoo Milan u keenay seddex dhibcood oo cusub.
Xiddiga reer Sweden ayaa dhaliyay labadii gool ee ugu horeysay guushii 3 1. Ibrahimovic ayaa wacdaro ka dhigaya saaxiibkiisii hore Gennaro Gattuso , kaasoo haatan ah tababaraha kooxda Napoli.
Xiddiga reer Sweden ayaa dhaliyay labadii gool ee ugu horeysay guushii 3-1. Ibrahimovic ayaa wacdaro ka dhigaya saaxiibkiisii hore Gennaro Gattuso , kaasoo haatan ah tababaraha kooxda Napoli.