Gool dhalinta Horyaalka Serie A-da sida loo kala horeeyo Zlatan & Ronaldo oo ku jira

Gooldhalinta horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo laba xiddig si xoogan isugu baacsanayaan tartanka.

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Ac Milan ee Zlatan Ibrahimovic ayaa hogaaminaya gool dhalinta horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan isaga oo wacdaro dhigay.

Waxa kaalinta 2-aad ku jira xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo kaas oo isaguna xilli ciyaareedkan ku jira qaab ciyaareed fiican.

Xiddiga Torino ee Andrea Belotti iyo weeraryahanka Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa ku jira kaalinta 3-aad iyaga oo isku goolal ah.

Hadaba halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha ugu goolasha Horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan:

# Player Team Nationality Goals
1. Zlatan Ibrahimovic Milan Sweden 10
2. Cristiano Ronaldo Juventus Portugal 8
3. Andrea Belotti Torino Italy 7
4. Romelu Lukaku Inter Belgium 7
5. João Pedro Cagliari Brazil 6
6. Ciro Immobile Lazio Italy 5
7. Fabio Quagliarella Sampdoria Italy 5
8. Francesco Caputo Sassuolo Italy 5
9. Giovanni Simeone Cagliari Argentina 5
10. Henrikh Mkhitaryan Roma Armenia 5
11. Lautaro Martinez Inter Argentina 5
12. Roberto Soriano Bologna Italy 5
13. Alejandro Gomez Atalanta Argentina 4
14. Domenico Berardi Sassuolo Italy 4
15. Dries Mertens Napoli Belgium 4
16. Gaetano Castrovilli Fiorentina Italy 4
17. Gervinho Parma Ivory Coast 4
18. Hirving Lozano Napoli Mexico 4
19 Jordan Veretout Roma France 4
20. Luis Muriel Atalanta Colombia 4

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*