Home Horyaalka Italy Gooldhalinta premier League oo meel xiiso leh maraya iyo Sida loo kala...

Gooldhalinta premier League oo meel xiiso leh maraya iyo Sida loo kala Horeeyo

0

Gooldhalinta premier League oo meel xiiso leh maraya iyada oo xiddiguhu ku tartamayaan sidii ay ugu guulaysan lahaayeen gooldhalinta.

Xiddigaha Mohamed Salah iyo Erling Haaland ayaa isku baacsanaya gooldhalinta iyaga oo wada leh min 13 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda chelsea ee Cole Palmer kaas oo dhaliyay 11 gool ilaa haatan horyaalka premier League.

Waxa ku xiga xiddiga Brenftord ee Bryan Mbeumo kaas oo dhaliyay 10 gool horyaalka premier League.

Xiddiga kooxda Nottingham Forest ee Chris Wood ayaa isna dhaliyay 10 gool horyaalka premier League.

Halkan kaga bogo tartanka gooldhalinta premier Legaue.

  1. Erling Haaland (Man City) 13 Gool
  2. Mohamed Salah (Liverpool) 13 Gool
  3. Cole Palmer (Chelsea) 11 Gool
  4. Bryan Mbuemo (Brentford) 10 Gool
  5. Chris Wood (Nottingham Forest) 10 Gool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here