Goolhayaha chelsea kepa oo Rabo inuu ka tago Chelsea kuna biiro Roma.

Goolhayaha Chelsea Kepa ayaa lagu soo waramayaa in ay isha ku heyso kooxda Roma sida laga soo xigtay Calcio Mercato Giallorossi ayaa u dhaqaaqi kara 26 jirka hadii tababarihii hore ee Blues Maurizio Sarri uu bedelo Paulo Fonseca kursiga kulul ee Stadio Olimpico xagaagan.

Sarri ayaa ahaa tababarihii u keenay chelsea Kepa kana yimid kooxda Athletic Club sanadkii 2018 lacag rikoorka adduunka gashay wuxuuna jeclaan lahaa inuu mar kale la shaqeeyo maamulaha qaban doono kooxda Roma.

Kepa ayeey boos la,aan ku dhacday markii uu kooxda yimid Mendey oo hada ah dooqa koobaad ee kooxd blues waxaana ninka reer spian uu raasanayaa koox uu ka helo boos joogto ah.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*