Home Warar Ciyaaraha Maanta Goolhayihii hore ee Man United oo ugu dambayn ku biiray koox cusub

Goolhayihii hore ee Man United oo ugu dambayn ku biiray koox cusub

0

Goolhayihii hore ee Man United ayaa ugu dambayn ku biiray koox cusub isaga oo ogolaaday in uu ku biiro Fiorentina.

Fabrizio Romano ayaa sheegay in uu David De Gea ogolaaday in uu ku biiro kooxda Fiorentina ee ka ciyaarta horyaalka Talyaaniga.

David de Gea Ayaa qalinka ku duugay heshiis hal sano ah oo ilaa 2025 ah iyo hal sano oo dheeri ah.

Goolhaye David de Gea ayaa bilaa koox ahaa tan ilaa markii uu ka tagay kooxda Man United suuqii xagaaga ee la soo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here