Home Suuqa Kala iibsiga Gunners oo iska fasaxaysa Ciyaaryahankeeda.

Gunners oo iska fasaxaysa Ciyaaryahankeeda.

0

Gunners ayaa iska fasaxaysa Ciyaaryahankeeda.

Taasi waa sida lagu sheegay warbixin dhawaan ka soo baxday Football Transfers, oo sheegtay in Gunners ay iska fasaxi karto daafaca garabka midig ee Takehiro Tomiyasu ka hor inta aan la gaarin bisha August 30-keeda dhamaadka suuqa kala iibsiga.

Tomiyasu oo 25 jir ah, wada xaajoodkii Riccardo Calafiori, waxaa la doonayay inuu qeyb ka noqdo, Bologna ayaa dooneysay inay dib ugu celiso xiddiga heerka caalami ee dalka Japan Talyaaniga.

Heshiiska is dhaafsi ayaa guul darreystay inuu hirgalo sababtoo ah Calafiori ayaa mustaqbalkiisa lagu burburin karay.

Daagaca garab Waxaa lagu qiimeeyay ku dhawaad ​​30 milyan oo ginni, Tomiyasu, oo qandaraaskiisa ay ka harsan tahay ilaa seddex sano, ayaa si toos ah uga qeyb qaatay sideed gool 83 kulan uu saftay tartamada oo dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here