Home Warar Ciyaaraha Maanta Halka uu Ka Ciyaar karo Dani Olmo oo lasoo saaray Xili Barcelona...

Halka uu Ka Ciyaar karo Dani Olmo oo lasoo saaray Xili Barcelona La wareegtay

0

Kooxda Barcelona ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Dani Olmo kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda RB Leipzig.

Wargayska AS ayaa soo saaray shaxda ay Barcelona ku ciyaari karto iyo halka uu Olmo ka gali karo shaxda kooxda xilli ciyaareedka cusub.

Wargayska AS ayaa filaya in uu Olmo boos ka heli doono shaxda Tababare Flick waxana uu ka garab ciyaari doonaa xiddigaha Lewandowski iyo Lamine Yamal.

Xiddiga Olmo ayaa wacdaro ka dhigay tartankii Euro 2024 isaga oo xulkiisa ka caawiyay ku guulaysiga tartanka Euro 2024.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here