Home Warar Ciyaaraha Maanta Halkan kaga bogo halka uu Ugarte ka gali karo shaxda Man United.

Halkan kaga bogo halka uu Ugarte ka gali karo shaxda Man United.

0

Kooxda Man United ayaa dhamaystirtay Saxiixa xiddiga Manuel Ugarte kaas oo qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah oo uu ku joogi doono kooxda.

Xiddiga ayaa la filayaa in uu door joogto ah ka ciyaaro shaxda Man United xilli ciyaareedkan.

Xiddiga reer Uruguay ayaa ku fiican ka ciyaarista khadka dhexe ee daafaca gaar ahaan No.6 waana xiddig ay Man United aad ugu baahantahay.

Ugarte ayaa la filayaa in uu ka garab ciyaaro xiddiga Mainoo kaas oo muhiim u noqday kooxda Man United.

Halkan kaga bogo halka uu Ugarte ka gali karo shaxda Man United.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here