Home Suuqa Kala iibsiga Halkee ayuu l Joao Felix Ka Gali Doonaa Shaxda Chelsea.

Halkee ayuu l Joao Felix Ka Gali Doonaa Shaxda Chelsea.

0

Joao Felix ayaa ku sii dhawaanaya in uu ku biiro kooxda Chelsea.

Xiddiga reer Portugal ayaa la filayaa in uu garabka weerarka uga ciyaaro kooxda.

Xiddiga ayaa si fiican u garanaya Stamford Bridge maadama uu horay amaah ugu qaatay kooxda.

Xiddiga ayaa 20 kulan horay ugu ciyaaray kooxda chelsea waxana uu dhaliyay 4 gool wakhtigii uu amaahda ku qaatay.

Felix ayaa la filayaa in uu Palmer iyo Jackson la hogaamiyo weerarka kooxda chelsea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here