Home Suuqa Kala iibsiga Hansi Flick oo si cad u sheegay inaysan sameyn doonin saxiix weyn.

Hansi Flick oo si cad u sheegay inaysan sameyn doonin saxiix weyn.

0

Tababaraha Barcelona Hansi Flick ayaa si cad u sheegay inaysan sameyn doonin saxiix weyn.

Barca ayaa ku dhameysatay xagaagi hore iyadoo dhibco badan ka hooseysa Los Blancos, kuwaasoo sidoo kale xaqiijistay horyaal kale oo Champions League ah, sidoo kale waxay la soo wareegeen Kylian Mbappe.

Barcelona xilligan way ku adag tahay inay awood u yeeshaan inay la soo wareegaan ciyaartoy heersare ah

Hansi Flick ayaa muujiyay boos uu h baahan yahay inuu iska dhuujiyo waana khadka dhexe ee daafaca.

Ma jiro qof waligiis bedeli kara Sergio Busquets , waana wax lagu qoslo in xitaa la isku dayo, laakiin xaqiiqadu waxay tahay in habka ay Barca u ciyaarto, ay u baahan tahay halbowle.

Flick ayaa sheegay in kooxda aysan u baahnen khad dhexe islmarkaana aysan lasoo saxiixan doonin, taasi oo walaac ku abuurtay taageeeyaasha kooxda Barca.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here