Harry Kane oo barta Twitterka ku Xaqiijiyay Go’anka Mustaqbalkiisa ee Tottenham

Harry Kane ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku xaqiijiyay inuu sii joogi doono kooxda Tottenham.

waxaa soo baxday in kabtanka England lagu ganaaxay labo usbuuc oo mushaar ah ka dib markii uu ka soo daahay fasaxiisa xagaaga, inkastoo uu u maleynayay in kooxdu ay siisay wax walba oo uu ku kordhin karo safarka.

Man City ayaa doonaysay inay Spurs u soo bandhigto shan ciyaartoy oo kala ah Bernardo Silva, Raheem Sterling, Riyad Mahrez, Aymeric Laporte ama Gabriel Jesus si ay u helaan Kane – laakiin hadda waxay dareenkooda u jeedin doonaan meel kale.

Waxaana bartilmaameedkooda ugu weyn ka dhigeen xiligaasi Cristiano Ronaldo, kaasoo markii danbe ku fashilmeen.

Manchester City ayaa ciyaareysa iyadoo weerar ahaan ah xili ciyaareedkan waxana la filayaa in Bisha January ay lasoo wareegto Weerar Cusub.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*