Home Wararka Ciyaaraha Heshiis Dhacay:- Manchester City oo la soo wareegtay da’yar ka tirsan West...

Heshiis Dhacay:- Manchester City oo la soo wareegtay da’yar ka tirsan West Ham

0

Manchester City ayaa la soo wareegtay daafaca West Ham Jamal Baptiste .

Baptiste ayaa ku biiray City ka dib markii uu ka tagay West Ham dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore.

City ayaa si xor ah kula wareegtay da’yarka waxayna isla markiiba amaah ku siisay saaxiibada Belgian ee Lommel.

Lommel ayaa xilli ciyaareedkan ka ciyaarta heerka labaad ee Belgium.

Baptiste ayaa lix kulan u saftay England U19 laakiin wuxuu u ciyaaray kaliya labo kulan Hammers.

Previous articleJurgen Klopp oo ka hadlay Waqtiga uu Rajeynayo Bixitaanka Mohamed Salah
Next articleKooxda Chelsea oo Aqbashay Dalab laga gudbiyay Chalobah iyo Xidiga oo go’an qaatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here