Home Wararka Ciyaaraha Hordhac: Kulanka Spain Vs Poland ee Guruubka E Euro 2020, Shaxda iyo...

Hordhac: Kulanka Spain Vs Poland ee Guruubka E Euro 2020, Shaxda iyo Xidigaha Dhaawaca ah

0

Xulka Spain ayaa gurigooda ku soo dhaweenaya Xulka Poland oo ay ku wada jiraan Guruubka E Labada dhinacba waxay u baahan doonaan guul si ay u horumariyaan rajadooda u soo bixitaanka wareega bug-baxa ee tartanka.

Spain Vs Poland

Tartanka Euro 2020

Saacada 22:00 pm Waqtiga Somaliyga

Garoonka Estadio de La Cartuja

Spain

Luis Enrique ayaa heesta koox buuxda oo uu oo xusho kulankan adag.

Sergio Busquets ayaa ku soo laabtay xulkiisa kadib markii uu kasoo kabsaday xanuunka Corona.

Poland

Grzegorz Krychowiak ayaa casaan qaatay kulankii guuldarada kasoo gaartay Slovakia wuxuuna seegi doonaa kulankan.

Marka laga soo tago taas, Paulo Sousa ayaa heesto koox buux uu soo xusho kulankan

ganaax: Grzegorz Krychowiak

Shaxda Macquulka ee labada Xul

Spain Saadaaliyay XI (4-3-3): Unai Simon; Jordi Alba, Pau Torres, Aymeric Laporte, Marcos Llorente; Rodri, Thiago Alcantara, Koke; Daniel Olmo, Ferran Torres, Gerard Moreno

Poland XI (4-3-3): Wojciech Szczesny; Maciej Rybus, Jan Bednarek, Kamil Glik, Bartosz Bereszynski; Karol Linetty, Piotr Zielinski, Mateusz Klich; Kamil Jozwiak, Przemyslaw Frankowski, Robert Lewandowski

Xaqiiqooyinka labada Xul Dhexmaray

Spain ayaa poland ka badan dhanka guulaha. Waxa ay badiyeen sideed ka mid ah tobankii kulan ee hore ee ay wada ciyaareen labada xul, iyadoo kaliya Poland ay badisay hal kulan.

Markii ugu dambeysay ee ay kulmaan labada dhinac waxa ay aheyd kulan saaxiibtinimo oo caalami ah 2010, iyadoo Spain ay 6-0 ku burburisay Poland.

Previous articleJuventus, Real Madrid, Manchester City ‘dhamaantood waxay doonayaan Kalvin Phillips’
Next articleHordhac: Kulanka Hungary Vs France ee Guruubka F Euro 2020, Shaxda iyo xidigaha Dhaawaca

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here