Hordhac: Spezia Vs Ac Milan, iyo Inter Milan Vs Atalanta, Kulamada Horyaalka Serie A Italy ee Todobaadkan

Kooxda Spezia ayaa Garoonkeeda Alberto Picco Stadium ku Marta Qaadeysa Kooxda Ac Milan,  Ac Milan ayaa guul kaartay Kulankeeda ugu Danbeeyay waxayna Qorsheenayaan inay Hogaanka Horyaalka kula Tartamaan Inter Milan.

Wararka Labada Kooxood

Ac Milan kulankan waxaa ka Maqan ku dhawaad Lix Xidig kuwaasi oo Muhiim u ah Kooxda waxaana kamid ah Rade Krunic, Tiemoué Bakayoko, Zlatan Ibrahimovic, Simon Kjaer, Davide Calabria, Alessandro Florenzi.

Spezia: dhanka kale Spezia waxaa la Xaqiijiyay ku dhawaad Afar Xidig oo Kooxda ka Maqan kuwaasi oo kala ah Leo Sena, Ebrima Kevin Agudelo, Arkadiusz Reca,

Shaxda Macquulka ee Labada Koox

Spezia: Zoet; Amian, Hristov, Nikolaou, Bastoni; Ferrer, Bourabia, Maggiore; Verde, Antiste, Gyasi

AC Milan: Maignan; Kalulu, Tomori, Romagnoli, Hernandez; Tonali, Kessie; Saelemaekers, Diaz, Leao; Rebic

Xaqiiqooyinka Labada Kooxood

Spezia Vs Ac Milan

Tartanka Serie A

Saacada (16:00pm Somalia) (15:00pm Yurub)

Garoonka Alberto Picco Stadium

Kulamada kale

Inter Milan Vs Atalanta

Tartanka Serie A

Saacada (19:00pm Somalia) (18:00pm Yurub)

Garoonka Giuseppe Meazza

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*