Home Horyaalka Spain Horyaalka Spain: Barcelona oo barbaro lagu qabtay iyo kulamada kale ee laga...

Horyaalka Spain: Barcelona oo barbaro lagu qabtay iyo kulamada kale ee laga ciyaaray Horyaalka

0

Barcelona guud ahaan iyaga ayaa kubadda haystay balse meel ay marsiiyaan ayay waayeen waana adkeyd in si sahal ah u gaaraan goosha Eibar .

Heerka kubada haysashada Barcelona waxa ay gaareysay %70 , waxaana biloowgii rigoore ka qasaariyay Braithwaite  waxa ayna aheyd daqiiqaddii 5-aad halka 28-aad Var ay ka diiday gool ay dhaliyeen .

Eibar waxa ay ciyaarayeen kubad  deggan oo daafac ahaan aad ayay u wacnaayeen  waxaana lagu nastay bar bar dhacaas bilaa goolasha ah

Eibar qeybta labaad dhaq dhaqaaq wacan ay soo bandhigeen Barcelona fursado waa laga bad baadinayay balse hanaanka ciyaarta waxa ay u muuqatay mid gool uu ku imaan doono .

Barcelona , waxaa lagu dilayay kubadaha rogaal celiska ilaa ay ku keeneen gool laga dhaliyay daqiiqadii 57-aad balse Barcelona waa ciqaabeen kooxdaas Eibar ilaa ay ku keeneen goolka bar bar dhaac daqiiqadii 67-aad waxaana saxixiay Dembele .

Barca si waliba ayay u daadaaaleen balse nasiibka guusha ayaa ka maqneyd waliba dhamaadkii fusradi xaqiiq ah ay qasaariyeen waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay min halkaas gool.

Kulamada laga ciyaaray Horyaalka La Liga

DECEMBER 29
Sevilla 2 – 0 Villarreal
Barcelona 1 – 1 Eibar

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here