Inter Miami oo lagu qasbayo inay iibiso Pellegrini maxaase keenay Arinkaan.

Inter Miami ayaa lagu qasbay inay iibsato qandaraaska ciyaaryahanka lagu magacaabo Matias Pellegrini kaasoo kooxda kaga soo biiray Estudiantes sanadkii 2020.

Naadiyada MLS waxaa loo oggol yahay kaliya seddex ciyaartoy oo loo qoondeeyay, ka hor bilowga xilli ciyaareedka 2021, kooxda ayaana sameysay afar ciyaartoy oo ay magacaawday

Horyaalka ayaa sidoo kale xukumay in Inter Miami ay ku xad gudubtay qawaaniinta MLS sanadkii 2020 iyagoo wata afar ciyaartoy oo loo qoondeeyay, isla markaana lagu ciqaabi doono ciqaab adag.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*