Home Horyaalka Italy Inter Milan oo guuldaro xanuun badan dhabarka u saarisay Juventus Horyaalka Italy

Inter Milan oo guuldaro xanuun badan dhabarka u saarisay Juventus Horyaalka Italy

0

Kooxda Inter Milan ayaa guuldaro xanuun badan dhabarka u saarisay Juventus kulan ka tirsan Horyaalka Serie A oo lagu ciyaarayay garoonkeeda.

Xidigaha Inter Milan ayaa isbaray kooxda Juventus awood ahaan iyadoo garoonka uu jiro xidigaha Ronaldon oo aan sameyn badan sameenin kulankan iyadoo la arkayay goolki labaad isagoo sameenaya nijadjab.

Arturo Vidal ayaana Inter ka caawiyay goolka hore daqiiqadii 12-aad ee ciyaarta iyadoo qeybta hore lagu kala nastay goolkaasi waxana qeybta danbe ay Inter sii waday weerarkooda iyagoo helay goolka labaad daqiiqadii 52-aad ee ciyaarta waxana u saxiixya Nicolo Barella.

guusha Nerazzurri ayaa ka dhigan in ay 40 dhibcood la wadaagto kooxda Ac Milan oo hogaanka u heysa horyaalka inkastoo Ac Milan uu kulan u harsanyahay hadii kulankaasi laga badiyo Waxay Inter Milan toos ula wareegidoonta horyaalka.

Maxaa Xiga

Inter Milan ayaa la ciyaaridoonta kooxda Udinese kulan ka tirsan Horyaalka Serie A Sabtiga oo ku beegan 23-bisha

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here