Inter milan oo heshiis la gashay xidiga liverpool Wijnaldum.

Inter Milan waxay si aqlabiyad leh u oggolaatay heshiiska Wijnaldum inkastoo ay jiraan dhibaatooyin dhaqaale kooxda inter ayaa la sheegay in qadka dhexe ee wadanka Holand ay ka badbaadisay liverpool sida ay qortay (Sport Mediaset)

Isaga oo ka hadlaya barnaamijka ‘Sport Mediaset’ ee dalka Talyaaniga, Claudio Raimond wuxuu soo sheegay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Georginio Wijnaldum uu heshiis gacmo-gashi” la galay kooxda Inter Milan ka hor inta uusan xor noqon xagaaga.

Wijnaldum wuxuu ku imaan lahaa si xor ah, si kastaba ha noqotee mushaharkiisa wuxuu u badan yahay inuu ka dhigan yahay lacag aad u badan oo laga helo koox halis ku jirta xidigaan ayaa diiday in heshiiska u kordhiyo Reds waxana inta uu bilaaban uu ku dhawaaday barcelona oo macalin xiligaas u magacaawday Ronald Keoman.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*