Isku aadka tartanka Europe league ayaa si rasmi ah loo soo saaray waxaana isku aadku uu dhacay mid aad u adag waxaana kasoo baxeen ciyaaro aad u adag oo ay ka mid yihiin manchester united iyo milan sidoo kale Roma iyo shacktor donetsk.
Halkaan kaga bogo sida uu u dhacay isku aadku
Ajax vs Young Boys
Dynamo vs Villarreal
Roma vs Shakhtar Donetsk
Olympiacos vs Arsenal
Dinamo vs Tottenham
Man Utd vs Milan
Lugta koobaad ayaa la ciyaari doona 11 bisha maarso iyadoo lugta labaadna la dheeli doono 18 isla bisha maarso.