Isku Aadka Wareega Group-yada ee Europe League oo Lagu Dhawaaqay

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Group-yada tartanka Europa League xilli ciyaareedkan iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh.

Tartanka ayaan sanadkan xiiso weyn lahayn marka loo eego in ayna ku jirin kooxo waaweyn oo premier League ah iyada oo ay kaliya ka soo qayb galayaan kooxo Serie A-da iyo La Liga ah.

Kooxaha Napoli, Leicester City iyo West Ham ayaa ka mid ah kooxaha ogaaday isku aadka Group-yada iyo kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega Group-yada tartanka Europa league.

Liiska lagu dhawaaqay

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*