Isku aadka wareega Semi Finalka Koobka champions league dhanka haweenka oo maanta la sameeyey.

Chelsea ayaa barbaro la gashay kooxda ku guuleysatay labo jeer koobkaan ee Wolfsburg wareega quarter-finalka Champions League, iyadoo Manchester City ay ku aaday Barcelona.

Isku aadka wareega semi-finalka ayaa sidoo kale dhacay maanta oo Jimco ah waxaana labada naadi ee Super League-ga laga reebay, taasoo la micno ah inay ku kulmi karaan Yurub oo keliya haddii labada horumar ay gaaraan finalka.

Paris Saint-Germain iyo Sparta Prague ayaa ciyaari doona lugta labaad ee kulankoodii ugu dambeeyay ee 16-ka isbuuca soo socda ka dib dib u dhac ku yimid Covid.

Wareega quarter-finalka Champions League ee haweenka

Lugta hore waxaa la ciyaari doonaa Maarso 23/24 iyo Maarso 31 / Abriil 1

Isku aadka wareega semi-finalka Champions League ee haweenka sidoo kale lugta labaad ayaa la ciyaari doono Abriil 24/25 iyo May 1/2

Finalka ayaa ka dhacaya May 16 waxaana uu ka dhacayaa garoonka Gamla Ullevi ee Göteborg.

 

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*