Isku aadka wareega shanaad ee FA Cup: Manchester United oo marti galin doonta West Ham iyo kulamada kale Sida Chelsea

Isku aadka wareega shanaad ee FA Cup ayaa la ciyaaridoonaa iyadoo lasoo gabgabeeyay wareega afaraad oo ay ku hareen kooxo dhoor ah.

Manchester United ayaa marti galin doonta West Ham halka Chelsea ay la ciyaaridoonto kooxda Barnsley.

Xirmooyinka la ciyaari doono usbuuca bilowga 8 Febraayo

Manchester United v West Ham United

Barnsley v Chelsea

Swansea City v Manchester City

Wolverhampton Wanderers v Southampton

Sheffield United v Bristol City

Leicester City v Brighton & Hove Albion

Burnley v Bournemouth ama Crawley Town

Everton v Wycombe Wanderers ama Tottenham Hotspur

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*