Isku-aadka Wareegga 3aad Ee Carabao Cup Oo La Shaaciyey, Chelsea vs Aston Villa, Man United vs West Ham, iyo Liverpool vs..

Isku-aadka wareegga saddexaad ee tartanka Carabao Cup ayaa la shaaciyey, waxaana meel fudud ku dhacday kooxda difaacanaysa koobka ee Manchester City oo la ciyaari doonta Wycombe Wanderers, halka Manchester United ay imtixaan adag mari doonto oo ay ka hor tegi doonto tababaraheedii hore ee David Moyes iyo West Ham United.

Sannadka 2022 oo lagu xusayo sannad-guuradii 62aad ee markii la bilaabay tartankan ayaa waxa kala badbaaday kooxihii waaweynaa ee loo saadaalinayay inay koobka ku guuleysanayaan, waxaanay ku beegmeen naadiyo kale oo tamar ahaan iyo tayo ahaan ba ka hooseeya.

Finalka Carabao Cup ee sannadkan ayaa waxa la ciyaari doonaa Februry 27, 2022.

Isku-aadka oo dhamaystiran:

QPR vs Everton

Preston North End vs Cheltenham Town

Manchester United vs West Ham

Fulham vs Leeds United

Brentford vs Oldham Athletic

Watford vs Stoke City

Chelsea vs Aston Villa

Wigan Athletic vs Sunderland

Norwich City vs Liverpool

Burnley vs Rochdale

Arsenal vs AFC Wimbledon

Sheffield United vs Southampton

Manchester City vs Wycombe Wanderers

Millwall vs Leicester City

Wolves vs Tottenham Hotspur

Brighton and Hove Albion vs Swansea City

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*