Home Falanqeynta Kulamada Ivan Rakitic oo guul daro dhabarka u saariyay Kooxdiisa hore ee Barcelona...

Ivan Rakitic oo guul daro dhabarka u saariyay Kooxdiisa hore ee Barcelona Copa Del Rey

0

Xidigii hore ee Kooxda Barcelona Ivan Rakitic ayaa caawa guul daro dhabarka u saariyay kooxdiisa hore ee Barcelona kulan ka tirsan Copa Del Rey oo ku soo dhamaaday 2-0.

Xidigaha Barcelona Sida Lional Messi ayaa caawa goobjoog ka ahaa guul darada Kooxda Waxana Sevilla ay hogaanka ciyaarta qabatay Daqiiqadii 25-aad waxana u saxiixay Jules Kounde Xidigii hore ee Barcelona Ivan Rakitic ayaana kooxdiisa quusiyay daqiiqadii 85-aad ee ciyaarta.

Kooxda Sevilla ayaana lug la gashay finalka koobkan madama uu harsanyahay kulanka xiga oo labada kooxood kulmidoonaan.

Maxaa Xiga

Kulanka Xiga ee Barcelona Waxay la ciyaaridoontaa kooxda Alaves kaasi oo qeyb ka ah Horyaalka La Liga halka Sevilla ay soo dhaweyndoonto Huesca isla horyaalka.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here