Ciyaarta hada socota isla markana lagu jiro qeybta nasashada ayuu xidiga Jack Grealish ku furtay akoonkiisa goolashada.
Jack Grealish aduun dhan 100 milyan loo soo qaatay kooxda Aston Villa lakin dad badan ayaa u heestay in uu noqonayo mid ku fashilma kooxda.
Daqiiqadii 22aad ee qeybta hore ee ciyaarta ayuu dhaliyay goolkiisa ugu horeeyay ee ciyaarta kulan ay machester city la ciyaareyso Norwich City.
Lasoco Natiijada ciyaarta.