
Japan ayaa guul soo laabasho ah 2-1 kaga naxsatay Spain waxayna guushu ku raacday Samurai Blue oo hogaanka u haya Group E isla markaana Germany ka saaray koobka aduunka.
Alvaro Morata ayaa madax ku dhaliyay goolka furitaanka qeybtii hore ee ciyaarta, lakiin labo gool oo deg deg ah ayaa laga dhaliyay qeybtii hore ee ciyaarta, iyadoo Ritsu Doan iyo Ao Tanaka ay Shabaqa soo taabteen iyadoo Ciyaarta ay ku soo dhamaatay 2-1.
Dhanka Kale Germalka ayaa guul ka gaaray Costa Rica ciyaar ku soo dhamaatay 1-4 lakin guusha kuma Filnaanin inay u soo baxaan Wareega 16-ka.
Natiijadaasi ayaa ka dhigan in Xulka Germalka uu ku Haro Heerka Guruubka iyagoo ka badiyay Xulka Costa Rica.
Shaxda Labada Xul ee Lagu soo Bilaabay
Japan XI: Shuichi Gonda, Yoshida, Nagatomo, Shogo Taniguchi, Junya Ito, Ko Itakura, Kamada, Daizen Maeda, Ao Tanaka, Takefusa Kubo, Hidemasa Morita
Subs: E. Kawashima, Sakai, Shibasaki, W. Endo, Daniel Schmidt, Minamino, Asano, Ritsu Doan, Tomiyasu, Miki Yamane, Hiroki Ito, Kaoru Mitoma, Shuto Machino, Ayase Ueda, Yuki Soma
Spain XI: Azpilicueta, Busquets, Morata, Unai Simón, Olmo, Rodri, P. Torres, Pedri, Nico Williams, Álex Baldé, Gavi
Subs: Alba, Sarabia, Carvajal, Koke, Laporte, Llorente, Asensio, David Raya, Soler, Ferran Torres, Robert Sánchez, Hugo Guillamón, Eric Garcia, Fati, Yeremy
Be the first to comment