Jesse Lingard oo Fariin u diray Taageerayaasha Kooxda Manchester United kadib Goolkiisa maanta

Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaartay Kooxda West Ham United lakin goolasha mid kamid ah waxaa dhaliyay Jesse Lingard.

Jesse Lingard ayaa sabab u ahaa Guusha Galabta marka laga soo tago Rigoorada uu Badbaadiyay David de Gea dhamaadka Ciyaarta.

Ciyaarya kadib ayuu la hadlay Taageerayaasha Manchester United isagoo tusiyay in Qaladkiisa Champions league inuu ku Saxay Goolka Maanta.

Xidigan ayaa dhanka kale ilaaliyay Sharafta Macalin Ole Gunnar Solskjaer kaasi oo Maanta Shirkiisa Jaraa’id ku sheegay in Jesse Lingard uu Yahay Xidig muhiim ah oo u baahan waqti iyo Laqabsi Kooxd ah.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*